Free Web Site - Free Web Space and Site Hosting - Web Hosting - Internet Store and Ecommerce Solution Provider - High Speed Internet
Search the Web

Kusoo Dhawaaw Hoyga Hesaha Qoralka All Celhindi

Boga Hore Nlala Soo Xiriir Sawiro part 1 Ila qosol Boga Jaceylka Hoyo Macan Gabayo Tariqda Somalia Qisasul Anbiya Qur.Aan Dinta Islamka Asxabta Rasulka Sirada Nabiga SCW The Best Mosque Heso Wadani Heso somali Heso Hindi Heso Carabi Heso Qoraal Ciyaaraha  Sawiro Part 2 Sawiro Part 3 Sawiro Part 4 Sawiro Part 5 Sawiro Part 6



heestii kaa qanciso ku dhufo si aad u aqriso thanks sxbyal  

Heeso Qoraal ah

  • Adunyada nin dhoofiyo by Mohamed Saleebaan Tubeec
  • Alla maanta ayaanta by Mohamed Saleebaan Tubeec
  • Adaa iiroon allahayow by Khadra Daahir Cige
  • Aamiin allahayow by Mohamed Saleebaan Tubeec
  • Caashaqana daadihi by Samatar & Sahro Axmed
  • Caashaqana daadihi2 by Samatar & Sahro Axmed
  • Ceel Buur by Salaad Mohamed (Salaad Darbi)
  • Cunaabi by Qalinle & Saado
  • Daalo aynu joognee by Daud Cali
  • Dad hadaad isqabataan by Ahmed Mooge
  • Darin inaan la jiifsado by Khadra Daahir Cige
  • Deeqaay dabac wanaageey by Mohamed Saleebaan
  • Dhakhtar baysu keen qoray
  • Dhankaaga markaan u ciiro
  • Dhool da'ay lamoodyeey by Mohamed Saleebaan
  • Dhulaan ceel lahaynbaa by Khadro & Saado
  • Dumar kale ma caashaqin by Cumar shooli
  • Dumarna fiiro lagaroon by M. Saleebaan
  • Dunidii siday tahayeey by Khadra daahir
  • Ummaleey Jacayl by Axmed Gacayte
  • Galan gooleey by Hassab Aadan Samatar
  • Gar eexo by Cumar Dhuule Cali
  • Godlasho caashaq by Hassan Aadan Samatr
  • Gufaaco by M. Saleebaan
  • Sida geed caleen leh by Maxamed Axmed Kuluc
  • Hadaad dhinacayga joogto by Saalax qaasin & Khadra Daahir
  • Haween ka samir ama u samirby Axmed Mooge
  • Hayga goosan Caawa by Saleebaan & Aamino Feer
  • Beerqaad Maxamed Axmed Dhabarlow & Sahra Axmed
  • Hibooy by Maxamed Saleebaan
  • Hidii diiyow by M. Saleebaan
  • Hooyo by M. Saleebaan
  • Indho deeraleeyeey by Xuseen Yusuf Tarabi
  • Isha sacabka mari by Khadra Daahir
  • Wisiisi by Sahra Axmed Jaamac
  • Maxaa dayr cad geel hallaboo by Maxamed Mooge
  • Midabkeeda dhiinka ah by Axmed Cali Cigaal
  • Wacdaraha aduunyada Maxamed Mooge
  • Naf ku jecel aduunyada by Sahra Axmed Jaamac
  • Naftu doqonsanaa by Cabdinasir Macallin
  • Qoraxdoo Aroortii by Xassan Adan Samatar
  • Saxarlaay hafududaan by Maxamed Mooge
  • Sida Sida by Saleebaan & Magool
  •  Ma Is Aroosnaa-Fuaad Cumar dhuuli

    Indhahayga aragtidaada
    aadbay ugu farxaayaane
    adoo kale aadmigaba
    kumaan aragee
    ubax caro ka baxay iyo
    xidadiisu qalbiga
    kasoo baxay ayaad tahee
    axdi meel ma dhiganaa
    macaan mays aroosnaa

    Hablaheena kolkaan eego
    aado ugu ilwaad quruxey
    afkeygu amaantaada
    gacaloy u fududaayee
    inkastoo adduunyadu
    ay tahay ayaan qudha
    adaan kaa ishaartee
    axdi meel ma dhiganaa
    macaan mays aroosnaa

                 Aduunyada nin dhoofiyo (M. Saleebaan Tubeec)

    Adduunyada nin dhoofiyo
    Ninkii degan dhulkii hooyo
    Nin dhergiyo nin dhowr qaday
    Aan dheef hayn
    Dhedig iyo laboodba
    Hawli kama dhamaatee
    Qof walibaa wixii dhibay
    Dhafoorkay ku taalaa
    Ana dhaawacaygii
    Jacayl dhidibka aastaan
    La dheeldheeliyaa
    Anba kuguma dhaafeen
    Haday taadu dheelido eh
    Maxaa dhacay dhankaagay
    Ka jiiftaa dhaliishuye
    Ma dhiirado nimaan garab
    Wax lagula dhisaynine
    Nafta dhool hilaaciyo
    Dhibic baa u muuqdee
    Ana dhaawacaygii
    Jacayl dhidibka aastaan
    La dheeldheeliyaa
    Jacaylkeediii dhuuxiyo
    Lafaha wuu u dhaadhacaye
    Dhulkoo doog dhir iyo ubax
    Dhamaan hadheeyeen
    Dhawristeeda oo qudha
    Ayaan dhawr ku qadayaa
    Wali dhaban mid kula mida
    Kama dhalanin adduunkee
    Ana dhaawacaygii
    Jacayl dhidibka aastaan
    La dheeldheeliyaa